News
Nuxurka dooddii dhex martay Kamala Harris iyo Donald Trump, maxayse ka dhaheen arrimaha socdaalka iyo dagaalka Qasa – BBC News Somali
Xigashada Sawirka, AP
Madaxweyne xigeenka Maraykanka Kamala Harris ahna Murashax xisbiga Dimuqraadiga, iyo Murashaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa isku helay doodoodii ugu horreysay ee ay si fool ka fool ah isaga hor yimaadaan taas oo ka dhacday Philadelphia tan iyo markii uu tartanka ka haray Joe Biden.
Doodda oo lahayd habraacyo lagu xakamaynayey ayaa labada murasharax waxay si weyn doodooda ugu hadleen qodobo ay doonayeen inay ka iibiyaan cod bixiyaasha Maraykanka doorashada bisha Nofember ee sanadkan ka dhacaysa dalkaasi.
Dulucda doodooda oo ku dul-meeraysay qodobbo kala ahaa Socdaalka, ilmo iska soo ridka,dhaqaalaha, xakamaynta xaduudaha, dagaallada ka socda Ukraine iyo Qasa ayaa inta badan waxay labadooduba ku kala aragti duwanaayeen hababka ay u wajahayan haddii ay helaan doonistooda aqalka Cad.
Doodda ayaa u ahayd teedii kowaad Kamala Harris, balse Trump ayaa doodda noocaan oo kale ah ay u ahayd markiisii toddobaad tan iyo markii ugu horreysay ee uu u tartamay madaxweyne 2016-kii.
Kamala Harris ayaa isku dayeysay inay iska difaacdo weerar afeedka, iyadoo u muuqatay inay iyada qudheedu weeraraysay siyaasadihii Trump uu ku hoggaaminayey Maryakanka afartii sano ee aqalka Cad uu joogay.
Dooda ayaa si weyn looga daawanayey TVyada caalamka oo malaayiin ruux ay daawanayeen, dadka doodaas daawaday falanqeeyana arrimaha siyaasadda Maraykanka, waxaa ka mid ahaa Dr. Asad Cali Weyd.
Asad, wuxuu BBC-da u sheegay in dooddu ula muuqatay mid lagu tilmaami karay “Weerar iyo weerar Celis”
Socdaalka
Siyaasadda socdaalka waa qodob muhim u ah doorashada dalka Maraykanka labada murashax Kamala iyo Trupm ayaa doodooda ku nuux nuuxsaday siday hortabinta ugu leedahay.
Wariyaha ABC David Muir, ayaa weydiiyay Kamal Harris waxa ay ka qabaneyso dadka soo galootiga ah ee ka imaanaya bartamaha Ameerika.
Isagoo xasuusiyey in iyada uu Biden u xilsaaray inay baarto sababta ka dambeysa in soo galooti tiradaa leh ay ka yimaadeen bartamaha qaarada Ameerika, isagoo waydiiyey intii ay xukunka hayeen in tiro badan ay ka soo gudbeen soohdinta taas oo gaartay meeshii ugu sarreysay.
Kamal Harris waxay ku jawaabtay iney tahay qofka kaliya ee goobta dooda ka socoto ku sugan ee maxkamadeyay dadka sharci darrada ku soo gala dalka markii ay ahayd xeer ilaaliyaha gobolka California. Si loo xakameeyo soo galootiga sharci darada ah, waxay sheegtay inay taageertay sharci ay meel mariyeen congresska mareykanka oo ay ku jiraan jamhuuriga aadka uga soo horjeeda dadka ka soo tallaaba xadka. Waxey tiri “sharcigan waxuu ku kordhinayaa askarta xadka ilaalisa 1500 askari. Waxay wax ka qabanayaan in daroogada ka soo talaabta xadka la xakameeyo”. Waxey sheegtay in qoysas badan oo caawa daawanaya dooda ay dhibaato u keentay daroogadaas xadka laga soo galiyo, taas oo dhibaato badan ku heysa dadkeena.
“Waxaan dareemayaa in dadweynaha Mareykanku ay doonayaan hoggaamiye xal u hela arrimahan, Donald Trump xal uma helayo mana xalin karo. Aniga ayaa ah hogaamiyahaas” ayey intaa raacisay.
Dhinaca kale, Donald Trump hadaladiisu waxay u muuqdeen kuwo aan isbaddelin oo doodahiisii hore la mid ahaa.
Waxuu ku eedeeyay in maamulka Biden iyo Harris wadanka dhaxalsiiyeen dhibaato ka dhalatay xadkii dalka oo noqday mid furan kaas oo danbiilayaal, dad daroogada ka ganacsada iyo argagaxiso ay wadanka soo galeen.
Asad Cali Weyd, ayaa BBC-da sheegay in doodooda dhanka socdaalka ay u muuqtay inay isla qireen arrimaha socdaalka uu yahay muhiimad u bahaan in si weyn wax looga qabto
Dhaqaalaha
Harris, waxay sheegtay inay doonayso inay kor u qaadayso cashuurta ganacsiyada waaweyn iyo dadka Maraykanka ah ee sameeya $400,000 (£305,000) sannadkii.
Laakin waxa ay sidoo kale daaha ka qaaday dhowr tillaabo oo fududeyn doonta culeyska canshuuraha ee qoysaska.
Waxay Kamala ku eedeysay Trump in markii uu xafiiska joogay uu u daneeyey dadka hodanka ee uusan daryeelin dadka la daala dhaca nolosha.
Trump ayaa soo jeedinayey tiro canshuur dhimis ah oo ku kacaya trillions, waxa uu sheegay in uu ku bixin doono korriin sare iyo tacriif lagu soo rogo badeecadaha la soo dejiyo.
Wuxuu kale oo Trump ku eedeyey Joe Biden iyo Kamala Harris inay dalka u horseedeen sicir barar baahsan.
Colaadda Qasa
Xigashada Sawirka, EPA
Colaadda tobanka bilood ka ka socota Qasa ee u dhaxaysa Israa’iil iyo Xamaas ayey soo hadal qaadeen labada murashax iyadoo qodobkaasi uu u muuqday in Trump ku weeraray Kamala Harris.
Sida uu sheegay BBC-da Asad Cali Weyd, Harris ayaa sheegtay inay wali taagan tagay mowqifkeedii ahaa in xalka yahay laba dowladood balse ay Israa’iil xaq u leedahay inay is difaaco.
Waxay intaa raacisay inay doonayso inuu dhammaado dagaalka ka socda Qasa.
Trump ayaa intii ay ka hadlaysay qodobkaasi waxaa uu ku weeraray Kamala inay neceb tahay Israa’iil.
Trump, wuxuu sheegay in uu taageero buuxda siinayo Israa’iil , wuxuu kale oo sheegay inuu soo afjari doono dagaalka Qasa.
Dagaalka Yukrayn oo ay soo hadal qaadeen, Harris, waxay hoosta ka xariiqday inay sii wadi doonto taageerada Yukrayn
Ilmo iska soo ridida
Marka la eego siyaasadda doorashada Maraykanka qodobkan waxaa ka mid yahay kuwa miisaanka culus ku leh doorashadan.
Madaxweynihii hore Donald Trump oo dhexdhexaadiyaasha doodu waydiiyeen inuu cadeeyo mowqifkiisa ilmo iska soo ridida ayaa sheegay in dimuqraadiyiintu doonayaan qorshe uu ku tilmaamay mid “Xagjir ah”
Trump oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in uu gacan ka geystay in arrinta dib loogu soo celiyo gobolada oo aysan qorshahaas wax badan ugu oolin dowlada dhexe ee federalka ah.
Kamala Harris, ayaa sheegtay in qofna uusan ka tagin mowqifkiisa uu xaga u leeyahay.
Marka laysku soo xooriyo doodii dhexmartay Kamala Harris iyo Donald Trump, labaduba waxay doonayeen inay muujiyaan siday u yihiin kuwo ku xooggan doodaaha ka dib fashilkii Joe Biden ka qabsaday doodii uu kaga hortagay Trump.
Trump ayaa markisii labaad doonaya inuu gaaro aqalka Cad isagoo da’diisu tahay 78 sano jir halka Kamala Harris oo 59 sano jira ay doonayso inay dhigto rikood cusub.
News
Under Trump, Green Card Seekers Face New Scrutiny for Views on Israel
For decades, immigrants who have followed the rules and have not broken the law have had hopes of earning a green card, a document that allows them to live legally in the United States and gain a path to citizenship.
But under new guidance issued by the Trump administration, immigrants can now be denied a green card for expressing political opinions, such as participating in pro-Palestinian campus protests, posting criticism of Israel on social media and desecrating the American flag, according to internal Department of Homeland Security training materials reviewed by The New York Times.
The documents, which have not been previously reported, show how expansively the Trump administration is carrying out a directive from last August to vet green card applicants for “anti-American” and “antisemitic” views.
The administration includes criticism of Israel as a potentially disqualifying factor, with the training materials citing as an example of questionable speech a social media post that declares, “Stop Israeli Terror in Palestine” and shows the Israeli flag crossed out.
The materials were distributed last month to immigration officers at U.S. Citizenship and Immigration Services, which is part of the Department of Homeland Security and handles applications for green cards and other forms of legal status.
They reflect how U.S.C.I.S. — long considered the gateway agency for legal migration — has rapidly transformed under President Trump into another cog in his administration’s deportation machine. The agency has worked to strip naturalized Americans of their citizenship and has hired armed federal agents to investigate immigration crimes.
The administration is also granting permanent legal residency to far fewer applicants. Green card approvals have fallen by more than half in recent months, according to a Times analysis of agency data.
“There is no room in America for aliens who espouse anti-American ideologies or support terrorist organizations,” Joseph Edlow, the agency’s director, told Congress in February.
Critics of Mr. Trump’s approach say the administration is seeking to restrict legitimate political speech, and has conflated opposition to Israeli government policies with antisemitism.
Basing green card decisions on “ideological screenings is fundamentally un-American and should have no place in a country built on the promise of free expression,” said Amanda Baran, a senior agency official under President Joseph R. Biden Jr.
Administration officials said they were defending American values.
“If you hate America, you have no business demanding to live in America,” said Zach Kahler, a spokesman for U.S.C.I.S.
Abigail Jackson, a White House spokeswoman, said the administration’s policies had “nothing to do with free speech” and were meant to protect “American institutions, the safety of citizens, national security and the freedoms of the United States.”
The administration has moved aggressively against immigrants for expressing political views that officials have deemed anti-American, making ideology a central part of its immigration vetting process. Secretary of State Marco Rubio has revoked the visas of pro-Palestinian student activists, including one who wrote a column criticizing her university’s response to pro-Palestinian demands.
The Department of Homeland Security has proposed reviewing the social media histories of tourists seeking to visit the United States.
Immigration officers have significant discretion in deciding whether to grant foreigners long-term permanent residence. They have long considered a variety of factors, including criminal records, national security threats, family ties to the United States and employment histories.
Ideology has also traditionally been one of those factors. In some cases, U.S. law forbids officers from granting green cards to people who have belonged to a Communist or other “totalitarian” political party, have promoted anarchy or have called for the overthrow of the U.S. government by “force or violence or other unconstitutional means.”
But in the past, immigration officers have focused on statements that could incite or encourage violence, given concerns about infringing on constitutionally protected speech, former U.S.C.I.S. officials said.
The new training materials reviewed by The Times guide immigration officers through the factors they should consider when ruling on green card applications. They discourage officers from granting green cards to people with a history of “endorsing, promoting or supporting anti-American views” or “antisemitic terrorism, ideologies or groups.”
Immigration officers have been told to weigh those factors as “overwhelmingly negative.”
The documents list support for “subversive” ideologies as among other factors that could lead to an application being rejected. As an example, the materials point to someone “holding a sign advocating overthrow of the U.S. government.”
In addition, the guidance describes the desecration of the American flag as a negative factor, citing Mr. Trump’s executive order last year directing the Justice Department to prosecute protesters who burn the flag. The Supreme Court has ruled that flag burning is a form of political expression protected by the First Amendment.
Immigration officers have also been told to scrutinize applicants who encourage antisemitism “through rhetorical or physical actions.” They were instructed to “focus particularly on aliens who engaged in on-campus anti-American and antisemitic activities” after the Hamas attacks against Israel in 2023, the documents show.
Further examples in the documents of conduct characterized as antisemitic include a social media post showing a map of Israel with the nation’s name crossed out and replaced with the word “Palestine.” Another illustrative post suggests that Israelis should “taste what people in Gaza are tasting.”
Immigration officers must elevate all cases involving “potential anti-American and/or antisemitic conduct or ideology” to their managers and to the agency’s general counsel’s office for review, according to the documents.
In recent months, the agency has also changed the way it refers to the employees who adjudicate green card applications, long known as “immigration services officers.” In job postings, it now calls them “homeland defenders.”
“Protect your homeland and defend your culture,” one posting says.
Steven Rich contributed reporting.
News
America’s bid for energy supremacy is being forged in war
Additional work by Jana Tauschinski
Oil and gas tanker location and destination data are from Kpler. The map shows the latest position for vessels with an active AIS signal on April 19–20, filtered by minimum capacity thresholds: crude tankers of at least 50,000 deadweight tonnage (DWT); oil product tankers of at least 55,000 DWT; oil/chemical tankers of at least 40,000 DWT; LNG carriers of at least 150,000 cubic metres; and LPG carriers of at least 50,000 cubic metres. Net fossil fuel import data by country are based on Ember analysis of the IEA World Energy Balances 2023.
News
Roommate faces murder charges in deaths of 2 University of South Florida doctoral students
A 26-year-old man is facing two counts of first-degree murder in the deaths of two University of South Florida doctoral students who went missing last week, local authorities said Saturday.
The Hillsborough County Sheriff’s Office in Florida said that evidence presented to the state attorney’s office resulted in the charges against Hisham Abugharbieh, the roommate of Zamil Limon, one of the doctoral students.
Abugharbieh is accused of premediated murder with a weapon. He was arrested on Friday, the same day Limon was found dead.
The family of Nahida Bristy, the other doctoral student, told CBS News that police said she is also likely dead. That is based on the volume of blood discovered at Abugharbieh’s residence, which he shared with Limon.
“Police told us she is no longer with us,” Bristy’s brother, Zahid Prato, said early Saturday.
The family was told her body may never be found and police believe she may have been dismembered, according to Prato.
CBS News has reached out to police for more information.
Authorities said in a statement Saturday they were still searching for Bristy.
Limon’s remains were found on the Howard Franklin Bridge in Tampa Friday morning, Chief Deputy Joseph Maurer with the Hillsborough County Sheriff’s Office said. His cause of death was pending autopsy results.
Deputies with the sheriff’s office took Abugharbieh into custody on Friday after responding to a domestic violence call at a home in the Lake Forest Community, a neighborhood near USF’s Tampa campus, officials said. He also faces charges of domestic violence and evidence tampering, as well as a charge of failing to report a death to law enforcement.
Limon and Bristy, both 27, had last been seen in the Tampa area on April 16.
Limon was studying the use of AI in environmental science and was set to present his doctoral thesis this week, his family said. Bristy is studying chemical engineering.
-
New York26 minutes agoWith Homicides and Other Violent Crimes at Record Lows, Funding for Prevention Falls
-
Detroit, MI56 minutes agoLions draft grades Reacts survey: Grade the full 2026 class
-
San Francisco, CA1 hour agoThe final Jordan Mason trade results are in
-
Dallas, TX1 hour agoDallas Severe Weather: Tornado watch until 11 p.m.
-
Miami, FL1 hour agoCowboys Must Call Dolphins For All-Pro LB Trade After Miami’s 2026 Draft Haul
-
Boston, MA1 hour ago
PICK IS IN: WR Lewis Bond from Boston College drafted at No. 204 overall
-
Denver, CO2 hours agoNew Broncos TE Justin Joly posts welcome message
-
Seattle, WA2 hours agoSeattle Mariners Win a Home Run Derby vs St. Louis Cardinals 11-9