Connect with us

Minneapolis, MN

War ka soo kordhay ninkii lagu eedeeyey inuu shan gabdhood oo Soomaali ah ku dilay Minneapolis – BBC News Somali

Published

on

War ka soo kordhay ninkii lagu eedeeyey inuu shan gabdhood oo Soomaali ah ku dilay Minneapolis – BBC News Somali


Xigashada Sawirka, Social

Heshiis qirasho ayaa miiska u saaran wiil uu dhalay wakiilkii hore ee gobolka St. Paul oo lagu eedeeyay in uu gaari soo kaxeeyay iyada oo uu shidan yahay nalka cas ee istaagga, isla markaana uu shil ka dhacay koonfurta Minneapolis xagaagii hore kaasoo shilka ku dilay shan gabdhood oo dhallinyaro ah.

Dhagaysiga Talaadadii ee maxkamada degmada Hennepin County, Kaaliyaha Xeer Ilaaliyaha Degmada Paige Starkey ayaa maxkamadda ka akhriyay dalabka Derrick John Thompson.

Advertisement

Starkey ayaa sheegay in dalabka qirashadu uu sii furnaan doono ilaa taariikhda maxkamadda xigta, taasoo loo asteeyay Noofambar 4.

Thompson, oo 28 jir ah kama uusan hadlin dhegaysigii Talaadadii, kaas oo socday 7 daqiiqo oo kaliya.

Dhageysiga dacwada ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan qoysaska iyo asxaabta gabdhaha dhalinyarada ah ee geeriyooday, qaarkood ayaa wajiyadooda laga dheehanayay murugo halka kuwa kalana ay ilmeynayeen.

Gabdhaha shilka ku geeriyooday ayaa kala ahaa Salma Maxamed C/qaadir oo 20 jir ahayd, Sabiriin Maxamuud Cali oo 17 ahayd, Sahra Liibaan Geesaade 20 jir, Sagal Burhaan Hersi 19, iyo Siham Adan Odawa oo Iyana 19 jir ahayd.

Thompson, oo sidoo kale wajahaya eedeymo federaal ah oo la xiriira shilka, waa wiil uu dhalay xildhibaankii hore ee Minnesota John Thompson, kaasoo matalay St. Paul’s East Side 2021.

Advertisement

Derrick Thompson waxa uu ku jiray xabsiga dowlada dhexe ee Sherburne ilaa Diseembar 18, markaasoo la soo taagay maxkamad federal ah. Dhageysiga xeerbeegtida kiiskaas ayaa loo muddeeyay Oktoobar 7.

Sannadkii 2020, Thompson waxaa lagu xukumay California ka dib kiis lagu helay 2018, kaas oo uu ka baxsaday askar kadib markii baabuur oo uu ku dhuftay haweeney. Waxay koomo ku jirtay dhowr toddobaad. Waxa uu ku jiray tijaabo kiis markii uu dhacayay ama uu sababayay shilka Minneapolis.

Maxaan ka naqaannaa gabdhaha shilka ku dhintay?

Derrick Thompson

Xigashada Sawirka, NY Post

Xarunta Islaamka ee Dar Al Farooq ayaa gabdhahan ku sheegtay inay kala ahaayeen Sabiriina Cali, Sahra Geesacadde, Salma Cabdulqaadir, Sagal Xirsi iyo Sihaam Aadam.

Sabiriina ayaa wakhti u dhow geerideeda ka qalin jebisay Iskuulka Edina High School waxayna qorsheyneysay inay ku biirto Jaamacadda Minnesota.

Advertisement

Sahra, ayaa iyadana dhiganeysay Jaamacadda U of M Rochester.

Salma, ayaa dhiganeysay Kuleejka Normandale.

Sihaam, ayaa dhiganeysay Jaamacadda U of M.

Sagalna waxay dhiganeysay Kuleejka Minneapolis.

Shantan gabdhood ayaa ahaa saaxiibbo aan kala harin waxayna isu diyaarinayeen arooska saaxiibbadood oo maalintii xigtay dhici lahaa.

Advertisement

Cabdulqaadir Maxamed oo adeer u ah Sahra Geesacadde oo BBC la hadlay ayaa sheegay inay aad uga naxeen geerida gabdhahaha.

“Runtii arrin aad u naxdin badan ayay ahayd. Familka iyo qaraabada dhammaan ilaa iyo hadda naxdin ayaa ku jirta,” ayuu yiri.

“Sahra waxay dooneysay inay dhaqtarnimo barato, waxay ahayd ardayad dhinac badan ka dhisan, balse Ilaah baa qoray arrintan.”

“Inaad weyso qof, taasi waa musiibo. Balse inaad weyso shan qof oo da’yar isla hal waqti, waa wax aad u adag in la liqo,” ayuu yiri Khaalid.

Maxkamadeyn

Xigashada Sawirka, Social

Advertisement

Shilkan ayaa si weyn u gilgilay Soomaalida ku dhaqan gobolka Minnesota. Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay si ay ugu baroor diiqaan haweenkan, aaskooda oo ka mid ahaa murugada ugu weyn ee ay dadweynuhu soo bandhigaan taariikhda Minnesota. Kulaylka maalintaas wuxuu ahaa mid aan loo dulqaadan karin, macno ahaan iyo muuqaal ahaanba, iyadoo 13 qof la dhigay isbitaal intii lagu guda jiray aaska ka dhacay Qabuuraha Islaamka ee Beerta Eden ee Burnsville.

Iyadoo bulshada Soomaalida Mareykanka ay la daalaa dhacayaan khasaarahan naxdinta leh, ayaa dad badan waxa ay is weydiinayaan sida darawalkan oo taariikhi ah marka ay noqoto kiis horay loogu hayay loogu ogolaaday in uu waddada dib ugu soo laabto.

Thompson waxaa lagu xukumay sideed sano oo xarig ah laakiin waxaa la sii daayay horraantii 2023 xaalad aan caddayn. Waqtigii uu dhacay shilka Minneapolis, Thompson waxa uu ku jiray tijaabo, iyo in aqoonsiga darawalnimada oo lagala noqday xukunkii California ayaa dib loo soo celiyay saddex bilood ka hor dhacdada dhimashada.



Source link

Advertisement

Minneapolis, MN

Minneapolis leaders split over ShotSpotter contract

Published

on

Minneapolis leaders split over ShotSpotter contract


Minneapolis leaders are divided over whether to keep paying for ShotSpotter as the city weighs a new contract for the gunfire detection system.

A public hearing at City Hall focused on the technology as Minneapolis negotiates a new contract with SoundThinking, the company that provides ShotSpotter. Deputy Chief of Investigations Travis Riddle told the council the system supports gun violence strategies and can alert police no later than 60 seconds after shots are fired.

Critics at the hearing said the technology is not proven enough and argued the money could be spent in other ways. The proposed deal would cost $3.7 million through 2029 and would expand ShotSpotter into new areas of Minneapolis.

“We have actually had a contract with SoundThinking for their ShotSpotter services since 2014, and even with this technology for over 12 years now, MPD’s solve rates for homicides and non-fatal shootings were some of the worst in the country,” Council member Robin Wonsley said.

Advertisement

Council members pushed back on the long-term proposal and said they want a one-year deal instead. Council Member LaTrisha Vetaw disagreed with concerns raised by her colleague during the debate.

“In my opinion, and in folks I’ve heard from the North Side who have shown up here time and time again to say that we want this technology, we believe that ShotSpotter is a tool that the police use to save lives,” LaTrisha Vetaw said

City Council is set to take up the issue again on June 17. Minneapolis police are expected to return with a one-year contract instead of the three-year contract brought forward at the hearing.



Source link

Advertisement
Continue Reading

Minneapolis, MN

Cantus vocal ensemble takes on Dolly Parton hits

Published

on

Cantus vocal ensemble takes on Dolly Parton hits


Premiere vocal ensemble, Cantus is bringing the songs of Dolly Parton to the stage with fresh interpretations. The show will cover her classics like “Jolene,” “9 to 5” and “I Will Always Love You.” Cantus Presents, COVERS: Dolly & Friends runs through June 7th at the Luminary Arts Center at 700 N 1st St. in Minneapolis. 



Source link

Continue Reading

Minneapolis, MN

Motorcyclist seriously injured in north Minneapolis hit-and-run

Published

on

Motorcyclist seriously injured in north Minneapolis hit-and-run



Minneapolis police are investigating a hit-and-run that left a man seriously injured Tuesday afternoon.

The crash happened near Oliver Avenue North and Lowry Avenue North just before 2 p.m., according to the Minneapolis Police Department.

Investigators say an SUV struck another vehicle, which then collided with a motorcyclist. The driver of the SUV then fled the scene.

Advertisement

The motorcyclist was taken to the hospital with potentially life-threatening injuries. Police say the driver of the other vehicle was not injured.

No arrests have been made as of Tuesday night.



Source link

Continue Reading
Advertisement

Trending