Minnesota
Waxa aad ka ogaaneyso is reereebka doorashada Minnesota ee 2024
13ka Ogoosto, dadka Minnesota waxay u codeyn doonaan doorashada is reereebka ah ee 2024 si ay go’aan uga gaaraan murashixiinta doorashada guud ee Nofeembar. Halkan ka akhriso waxa aad ka ogaaneyso is reereebka doorashada Minnesota:
Miyaan u diiwaan gashanahay in aad codeeyo?
Diiwaangelintaada codeynta sida aad ku hubsan karto waa adiga oo booqda barta intarnetka ee Xoghayaha Arrimaha Gobolka Minnesota. (tarjumaad ayaa laguu hayaa)
Sidee baan isugu diiwaangelin karaa in aad codeeyo?
Dadka Minnesota maalinta doorashada ayey iska diiwaangelin karaan Goobta Codbixinta. Caddeyn ah deggenaansho ayaa la iska rabaa, balse waxaa jira siyaabo kale oo aan ahayn kaarka aqoonsiga oo lagu caddeyn karo deggenaanshaha cinwaanka hadda ah. Halkan ayaad ka heleysaa siyaabaha aad degganaanshaha ku caddeyn karto si aad u codeyso isla maalintaas. (tarjumaad ayaa laguu hayaa) Waxaad iska diiwaan gelin kartaa ama macluumaadka codeyntaada aad ka hubsan kartaa halkan.
Gifts from individuals keep MPR News accessible to all – free of paywalls and barriers.
Ka warran haddii aan shaqeynayo maalinta doorashada?
Dadka Minnesota waxa ay xaq u leeyihiin in ay shaqada ka soo qaataan fasax si ay u soo codeeyaan (tarjumaad ayaa laguu hayaa) iyagoo aysan ku dhacayn mushaar la’aan ama aysan isticmaaleyn fasaxooda xanuunka ama fasaxooda sannadka. Shaqaaluhu waxay goobaha shaqada tusi karaan warqad ka socota Xoghayaha Arrimaha Gobolka (tarjumaad ayaa laguu hayaa) taas oo u sharxeysa sababta.
Ka warran haddii aanan si shakhsi ah ugu soo codeyn karin goobaha codbixinta?
Codbixinta hore ee doorashada is reereebka ah ayaa kuu furan. Su’aalaha iyo jawaabaha la is weydiin karo ayaa kuugu qoran halkan (LAMA soo turjumin). Codbixiyeyaasha Minnesota ee xaqa u leh waxa kale oo loo hayaa waraaqaha codbixinta dadka maqan iyo in loo soo diro waraaqaha codbixinta. Dadka maqan ama dadka soo diraya waraaqaha codbixinta waa in ay soo diraan oo laga helo maalinta doorashada ama waa in ay keenaan ilaa 8da fiidnimo maalinta doorashada. Waxaad tilmaamo dheeraad ah ka heli kartaa halkan
(LAMA soo turjumin).
Halkee baan ku soo codeynayaa?
Halkan ka raadso goobta aad ku soo codeyneyso (tarjumaad ayaa laguu hayaa). Waxaa laga yaabaa in la beddelay meeshii ugu dambeysay ee aad ku soo codeysay, gaar ahaan marka dhawaan dadka Minnesota loo kala calaamadiyey soohdimaha codeynta.
Goorma ayaan soo codeynayaa?
Goobaha codbixinta waxay furan yihiin 13ka Ogoosto 7da aroornimo ilaa 8da fiidnimo. Waxaad ka eegan kartaa goobta codbixinta deegaankaaga (turjumaad ayaa laguu hayaa) oo waa faahfaahin ku saabsan goobtaas.
Maxaan u soo qaadanayaa goobta codbixinta?
Haddii aad u diiwaangashan tahay inaad codeyso, uma baahnid in aad aqoonsi soo qaadato. Haddii aad beddeshay cinwaankaaga ama aadan codeyn afar sano, waa in aad hubsato diiwaangelintaada caddeynta degganaanshaha (turjumaad ayaa laguu hayaa).
Maxaa ku qoran waraaqda codbixinta?
Waxa ay ku xiran tahay meesha aad ku nooshahay ee Minnesota. Waraaqaha doorashada is reereebka ah ee Minnesota waxay leeyihiin qeybo kala gaar ah oo loogu talagalay tartanka xisbiyada iyo tartan aan xisbi ahayn. Waraaqda codbixinta xisbiyada, codbixiyeyaashu waxay dooranayaan xisbi iyo murashixiin ka socota xisbigaas oo keliya. Tartanka aan xisbi ku xirneyn waxaa ka mid noqon kara shariifyada deegaamada, qareennada deegaamada iyo xubnaha guddoonka iskuullada oo iyagu ma aha kuwa lagu sooco xisbi siyaasadeed. Sida ugu fiican ee aad ku heleyso wax kasta oo ku qoran waraaqda codbixinta waa in aad ku qorto cinwaankaaga (tarjumaad ayaa laguu hayaa) iyo in aad aragto tusaalaha waraaqda codbixinta ah ee ku jirta barta intarnetka ee Xoghayaha Arrimaha Gobolka Minnesota. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan murashax kasta oo u taagan doorashada 2024 ka eego hagaha codbixiyaha ee MPR News.
Minnesota
Minnesota sends time capsule photos to US Capitol for America’s 250th birthday
Minnesota leaders are sending photos that highlight the state’s landmarks and culture to the U.S. Capitol for a special time capsule.
The time capsule gives each state and territory delegation an opportunity to provide a snapshot of time in 2026 as America celebrates its 250th birthday.
Photos from all eight Minnesota congressional districts were sent to the Capitol.
They include Lake Superior, the State Fair, the loon, Prince’s Purple Rain and the National Eagle Center.
The capsule will be sealed inside the Capitol Visitor Center until America’s 500th birthday on July 4, 2276.
Minnesota
Vance Boelter’s sentencing date set in deadly Minnesota lawmaker shootings
MINNEAPOLIS, Minn. (WCCO News) – Vance Boelter, the man who pleaded guilty to fatally shooting former Minnesota House Speaker Melissa Hortman and her husband, Mark, is set to be sentenced on federal charges later this summer.
According to court documents, the sentencing date is set for July 23 at 10 a.m. at the Minneapolis federal courthouse.
Earlier this month, Boelter, 58, changed his plea to guilty on six counts against him in the June 14, 2025 lawmaker shootings as part of an agreement with federal prosecutors.
Under the terms of the plea deal, Boelter’s recommended sentence will be two consecutive life terms followed by 40 years. The judge approved the plea deal and ordered an expedited sentencing.
The U.S. Department of Justice said it would not seek the death penalty against Boelter, which, according to a letter from U.S. Attorney Daniel Rosen, was part of the proposed plea agreement.
In his guilty plea, Boelter admitted to fatally shooting the Hortmans, wounding state Sen. John Hoffman and his wife, Yvette, and attempting to shoot their daughter, Hope. The shootings prompted a massive manhunt that lasted 43 hours.
Following the guilty plea, theHoffman family released a statementthat said, “there is no justice when our family and our state will never truly heal.”
Boelter also faces state charges, including two counts of first-degree premeditated murder, four counts of attempted first-degree murder and one count each of felony cruelty to an animal and impersonating an officer. A guilty verdict for one of the first-degree murder charges carries a life sentence without the possibility of parole.
The Hennepin County Attorney’s Office confirmed its case against him will move forward.
Copyright 2026 KVLY. All rights reserved.
Minnesota
Buses to replace Metro Transit Blue Line, parts of Green Line for maintenance this summer
The entirety of the Metro Transit Blue Line and parts of the Green Line will shut down for a few weeks this summer and be replaced by buses as crews work to swap worn track and outdated equipment.
The Blue Line will be offline from June 29 to Aug. 19. The west end of the Green Line — from West Bank to Target Field — will shut down between July 1 and July 26 and again between Aug. 16 and Aug. 19.
Metro Transit says buses will stop at or near the stations every 15 minutes. Some boarding locations will be moved to Hiawatha Avenue, and staff will help guide riders to their bus stops for the construction period.
Nearly every stop along the 22-year-old Blue Line will see improvement, Metro Transit says. The stations will be outfitted with real-time signs and shelter glass.
“We recognize that this needed maintenance work will be disruptive to riders, but once completed, the work we do this summer will help improve the customer experience for years to come,” said General Manager Lesley Kandaras.
The Green Line will be back in service for the beginning of August to accommodate summer events, such as Twins and Lynx games, the WWE Summer Slam at U.S. Bank Stadium and Noah Kahan and Ed Sheeran concerts.
-
Rhode Island2 minutes agoRI becomes first state to establish grocery self-checkout limits
-
South-Carolina7 minutes ago
Spartanburg’s Riley Vaughn named Gatorade Girls Track and Field Player of Year in SC
-
South Dakota14 minutes agoSouth Dakota Supreme Court upholds Box Elder burglary, assault convictions
-
Tennessee17 minutes agoMiddle Tennessee man facing 64-count indictment involving child sex crimes, police say
-
Texas22 minutes agoA Judge Issued a Rebuke to the Texas GOP’s Claims About the East Plano Islamic Center
-
Utah29 minutes agoUtah Royals FC Announce the Addition of Assistant Coach Jessie van den Broek to 2026 Coaching Staff | Utah Royals
-
Vermont32 minutes agoRecord-setting CVU runner named Vermont’s top girls track and field athlete by Gatorade
-
Virginia37 minutes agoVA Spirits Board & VA Distillery Co. Commemorate America’s 250th with Exclusive Trio Pack